Boeing oo shaacisay in sanadkii hore uu soo gaaray Khasaarihii ugu weynaa

Shirkadda diyaaradaha Boeing ayaa gashay khasaarihii ugu weynaa abid in ka badan 20 sanno xilli ay sare u kacday dhibaatooyinka dhaqaale ee soo wajahay shirkadda Boeing 737 Max. Shirkadda soo saarta diyaaradaha ayaa sannadkii lasoo dhaafay laga mamnuucay dalal ka tirsan caalamka taasoo saameyn ku reebtay kaddib markii labo nooc kamid ah diyaaraddan ay burburtay … Continue reading Boeing oo shaacisay in sanadkii hore uu soo gaaray Khasaarihii ugu weynaa